Muran mise rabshad?
Itan badan xaasaska iska horyimaadaan wey yaqaanaan mararka qaarkood, waa la kala xanaaqi karaa, iyada oo dhibaato xun eynan ka imaan. Awood isku dhibaateynta xaaska waa mid ka badalan taas. Awood isku dhibaateynta waa mid burburineyso qoyska dhamaantiis. Marka awood leysku dhibaateeyo, waxaa dhumaayo is tixgalinta iyo midnaanta dhexdooda.
Awood isku dhibaateynta xaaska waa mid dhexmarto xaasaska is qabo ama kuwa aan is qabin. Waxeyna dhici kartaa xiriirka bilaawgiisa, sanado markii leysla noolyahay kadib ama marka la kala tagaayo.