Home > Carruurta
En cas d’urgence Police 117 | Ambulance 144
Waxey inta badan dareemaan in ey sabab u yihiin iyo in ey tahay in ayaga ey xaliyaan.
Taas awgeed, tiiraanyadaasi waxey u soo baxeysaa, in caruurta isku kaadiyaan, iney hurdada ka xumaato, iney raashin cunida ka xumaato, iney caloosha xanuunto, madaxa xanuuno, dadka uu la dagaalo, inuu gooni u baxo ama ey waxbarashada ku adkaato.
Dhalaanka waxey gaar ahaan halis ugu jiraan in ey jug gaarto inta ey uurka ku jiraan.
Kama dambeysti, ku noolaasha qoys ay awood isku dhibaateyn ka jirto, waxay caruurta halis u yihiin iney caadi u arkaan dhaqankaas uu la noqdo mid la ogolaan karo.
Waad ka dhowri kartaa hadii aad la hadashid qofkuu dhow ( qoys, saaxib) ama qof shaqadiisa quseyso.
Ha joogin kaligaa